Qamar Suugaani Dhaayuhu Ruux Kale Скачать

Qamar Suugaani Dhaayuhu Ruux Kale

Qamar Suugaani

Dhaayuhu Ruux Kale

25 прослушиваний
06:07
Все треки Qamar Suugaani Текст песни
Слушать
Скачать песню

Текст песни «Dhaayuhu Ruux Kale»

Qamar Suugaani

Jacayl dhaxal gala Lyrics

Dhaguhu ruux kale Dhagaysani waa
Dhaayuhu bashar kale ku dhaygagi waa
Dhigaa aadmiga kol dheehani waa
Qoraxda dhalatana ku ag dhigi waa
Afkii dhuuniga dharaar cuni waa
Hurdana dhabarkii dhulkii qaban waa
Dabnuhu eray dhiilan dhamay dhihi waa
Amaan kuu dhigan xiskii dhisi waa
Dhabeel quruxlaay dhamayn kari waa
Nacabka dhurmaaya xubiga dhimi waa
Kalsoonida dheer la dhibi kari waa
dhexdeena namiim ka dheef heli waa
I dhowr mooyee i dhaaf maqli waa
Jacayl dhaxal gala wax dhaama la waa
Qof kuu dheeliya dhaqaaq kari waa
Dartaa kala dhiman dhankaa mari waa
Naftii dhaktar kale marnaba dhayi waa
Wadnaha dhaarsane is dhiib ulan waa
Dhaqanka jiilkana u dhaadhici waa
Dhediga idilkood dhalaal bidi waa
Xiskii kula dhacay u dhabo gali waa
Si ay dhagax yihiin dhoolaha tusi waa
Cishqiga dhayalka ah ku dheel jili waa

Lyrics by: anwar

На странице доступен трек Dhaayuhu Ruux Kale от Qamar Suugaani (06:07). Слушайте онлайн или загрузите в mp3 в один клик бесплатно на свое устройство — выше есть текст песни.

Другие песни Qamar Suugaani

Все 21 трек

Свежее на Muzfrog

Все новинки →